The Park Hill Branch Library will be closing to the public starting Wednesday, February 11 until Thursday, March 5 for fire alarm upgrades and Circulation Desk installation. Holds will be available at the Sam Gary Branch Library.
Isticmaal foomkan si aad uga warbixiso nuxurka Soomaaliga ah ee aad dareemayso in la horumarin karo. Dhammaan soo gudbinada waxaa dib u eegi doona shaqaalaha dib u eegista tarjumaadda ee maktabadda laakiin ma awoodno inaan dammaanad qaadno in talo bixin kasta la dhaqan geliyo.
Ma awoodno inaan ka jawaabno talo bixin kasta laakiin waxaa laga yaabaa inaan kula soo xiriirno haddii caddayn loo baahdo.